horukac
(m.l) (-cyo, m.dh)Horumar la gaaro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh horukac ↴
horukicid [m.dh]
1. Samaynta horukac la sameeyo. 2. ld horukac.
horummarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Cid horukac gaartay ahaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg