hubsiimo
(m.dh)U kuurgelidda wax xaqiiqdooda loo kuur galo. ld hubsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hubsiimo ↴
hubsasho [m.f.dh]
eeg hubso. ld hubsad, hubsi, hubsiimo, hubsiino.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg