hufnaan
(m.f.dh)eeg hufan². ld hufnaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hufnaan ↴
fiic [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: qof karti iyo hufnaan ku sifoobey.
hanad [m.l] (-ddo/-dyo, m.dh)
Nin karti iyo hufnaan dheeraad ah isku darsaday; diric.
hufnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hufnaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg