huruuf
(m.l)1. Astaan wejiga laga muujiyo oo cid colaad loogu muujinayo. 2. ld huruufid.
huruuf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)Cid colaad wejiga uga muujin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huruuf ↴
haruuf [m.l]
ld huruufid.
haruuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
ld huruuf².
haruufid [m.dh]
ld huruufid.
hiif [m.l]
Ereyo huruuf ku jiro oo loo jeediyo cid aan la jeclayn. ld huuf¹.
hiif [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Ereyo huruuf ku jiro cid aan la jeclayn u jeedin. ld huuf².
huruufid [m.f.dh]
eeg huruuf². ld haruuf¹, haruufid, huruuf¹ (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg