huruusho
(m.dh) (-ooyin, m.l)Wax dhuxul noqday.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huruusho ↴
huruushoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Dhuxul noqosho (wax dab ku gubtay).
huruushood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg huruushoo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg