huurin
(m.f.dh)

eeg huuri³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huurin

khuurin [m.f.dh]
eeg khuri². ld khuuris.

makhuurin [m.dh]
ld maquurin.

mukhuurin [m.dh]
ld maquurin.

shuurin [m.f.dh]
eeg shuuri. ld shuuris.

huur [m.l]
Kulayl hawo la'aani keentay.

huur [m.l]
(fiis.) Xaaladda gibilka marka la eego uumi biyoodka ku jira hawada.

huur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Nafley kulayl dareemid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg