huursasho
(m.f.dh)eeg huurso. ld huursad, huursi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huursasho ↴
hunyucso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax meel ku huursasho.
huursad [m.l]
ld huursasho.
huursi [m.l]
ld huursasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg