idin
(mu.dhm.ly)Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah, oo lala hadlayo. Tus.: “waan idin arkay”.
idin
(Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent)ld idinka. idinka
idin
(m.l)ld idan¹ (2). idan
BIDIN-BID*
BAY-HOOF AMA SILIC SIDO KALE SAXARIIR WAA ISKU MID
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh idin ↴
idan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Oggolaansho, rukhso. 2. Qalab ka samaysan dhagax jilicsan ama dhoobo oo inta dhuxulo nool lagu guro dhirta udgoon lagu shito; dabqaad; idin. dabqaad, idin
idinka [Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent]
Magacuyaal yeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah. Tus.: “waxaas idinka ayaa ku shaqa leh”. ld idin². idin
idinna [Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent]
Magacuyaal tilmaama qofka labaad ee wadarta ah oo ka kooban idin 2 iyo na².
saayidin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saayidi. ld saa'idin.
xadiidin [m.dh] (-imo, m.l)
Meel digdigo ah oo aan geed lagu arag.
bariidin [m.f.dh]
eeg bariidi. ld bariidis, bariido.
dhididin [m.f.dh]
eeg dhididi. ld dhididsiin.