iilasho
(m.f.dh)eeg iilo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iilasho ↴
xagli [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
U x.: shay xaggiisa u janjeerid; u iilasho; u eexasho.
biilasho [m.f.dh]
eeg biilo.
ciir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax miisaankiisa dhan u iilasho.
dabakakiilasho [m.f.dh]
eeg dabakakiilo. ld dabakakiilad.
diilasho [m.f.dh]
eeg diilo.
janjeerso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Wax dhinac u iilasho.
kiilasho [m.f.dh]
eeg kiilo. ld kiilad.
maraabee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-beeyay, -baysay)
Doon, markab iwm hadba dhan u iilasho. ld maraamee.
miilasho [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld miileysasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg