iilid
(m.f.dh)eeg iil².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iilid ↴
bakhiilid [m.f.dh]
ld bakhaylid.
biilid [m.f.dh]
eeg biil².
buruudshiilid [m.f.dh]
eeg buruudshiil².
ciilid [m.f.dh]
eeg ciil².
daahiilid [m.dh]
ld diihaalid.
dabakakiilid [m.f.dh]
eeg dabakakiil².
dhabiilid [m.f.dh]
eeg dhabiil². ld dhabiil¹.
dhaliilid [m.f.dh]
eeg dhaliil².
diilid [m.f.dh]
eeg diil².
fowliilid [m.f.dh]
eeg fowliil². ld fowriirid.
iil [m.l] (-lal, m.l)
Meesha yar oo godka xabaasha dhinaceeda hoose ku taal oo qofka dhintay la dhigo.
iil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1]
(iilay, iishay) Wax inyar weecin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg