iilo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3)(iishay, iilatay) 1. U ii.: cid dhankeeda isu buurin. 2. Daciif noqosho. 3. Dhiibaato aan laga soo kaban karin la kulmid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh iilo ↴
yididdiilo [m.dh]
Rajo; himilo. ld hididdiilo.
biilo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-iishay, -iilatay)
Lacag biil ka dhigasho; masruufasho.
dabakakiilo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-iishay, -iilatay)
Haad turub nin kiishay midka bidixda ka xiga degasho.
diilo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-iishay, -iilatay)
Wax ciid, neef iwm ka buuxsasho.
fadiilo [m.dh]
ld fadiilad.
fiilo [m.dh]
1. Daliigo bir ama naxaas ama macdan kale ka samaysan oo korontada la raacsiyo. 2. (muus.) Xargaha shareerada.
hididdiilo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Filasho la fisho wax la sugayey. ld yididdiilo.
iilasho [m.f.dh]
eeg iilo.
kiilo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Kun garaam culayskood; kiilogaraam.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg