ijtihaad
(m.l) (-dyo, m.dh)1. Arrin sharci ah oo aan quraanka iyo xaddisku ka hadlin oo ra'yi qof mujtahid ahi leeyahay lagu meel-mariyo. 2. Dadaal badan.
ijtihaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)1. Arrin sharci ah oo aan quraanka iyo xaddisku ka hadlin ra'yi qof mujtahid ahi leeyahay ku meel-marin. 2. Ku i.: dadaal badan muujin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ijtihaad ↴
ijtihaadid [m.f.dh]
eeg ijtihaad².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg