ikhtilaaf
(m.l)Isweydaar; ismaandhaaf; heshiis la'aan. ld iskhilaaf¹.
ikhtilaaf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)Isweydaarasho; isku diidid (arrin). ld iskhilaaf².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ikhtilaaf ↴
ikhtilaafid [m.f.dh]
eeg ikhtilaaf². ld iskhilaafid.
iskhilaaf [m.l]
ld ikhtilaaf¹.
iskhilaaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
ld ikhtilaaf².
iskhilaafid [m.dh]
ld ikhtilaafid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg