ikhyaar
(m.l) (-riin/ikhyaar, m.dh)Qof kulansaday garaad wacan iyo anshax wanaagsan. ld aqyaar¹.
ikhyaar
(m.dh)Bulsho dadka madaxda u ah ee taladeeda gooysa. ld aqyaar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ikhyaar ↴
akhyaar [m.l]
Nin wax garad ah. ld ikhyaar.
aqyaar [m.l]
ld ikhyaar¹.
aqyaar [m.dh]
ld ikhyaar².
aqyaarayn [m.dh]
ld ikhyaarayn.
aqyaaree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -reysay)
ld ikhyaaree.
aqyaarnimo [m.dh]
ld ikhyaarnimo.
guurti [m.dh] (-iyo, m.l)
Guddi; ikhyaar; duqow.
ikhyaarayn [m.f.dh]
eeg ikhyaaree. ld aqyaarayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg