ilaaq
(m.dh)ld cilaaq¹.
ilaaq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)ld cilaaq².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilaaq ↴
cilaaq [m.dh]
1. ld ilaaq. Hadal aan milgo lahayn oo iska muran ah. 2. Saxaro.
cilaaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. ld ilaaq 2. Muran maag iyo hagag leh cid u jeedin. 2. Saxaro dhigid.
cilaaqaad [m.dh]
ld calaaqo.
cilaaqad [m.dh]
ld calaaqo.
cilaaqid [m.f.dh]
eeg cilaaq². ld ilaaqid.
cilaaqo [m.dh]
ld calaaqo.
cilaaqtamid [m.f.dh]
eeg cilaaqtan². ld cilaaqtan¹, ilaaqtamid, ilaaqtan¹.
cilaaqtan [m.l]
Isdhaafsashada hadal muran iyo hagag leh. ld ilaaqtamid.
cilaaqtan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
La c.: laba qof, hadal muran iyo hagag leh isdhaafsasho. ld ilaaqtan².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg