ilbaxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Reermagaal ahaansho. 2. Qof nolol magaalo aqoonsan, ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilbaxsan ↴
ilbaxsanaan [m.f.dh]
eeg ilbaxsan. ld ilbaxsanaansho.
ilbaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ilbaxsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg