ilfuur
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-rro, m.dh/-ro, m.l)I. ah: qof wax si qarsoodi ah loo samayn lahaa joogiddiisu xayirto.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ilfuur ↴
ilfuurnimo [m.dh]
Ilfuur ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg