jabid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg jab². ld jabniin, jebid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jabid ↴
bur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Weyso gadmid. 2. Dheri dhooba ah kala jabid. 3. Xeer jiray baabbi'id. 4. Markhaati beenoobid.
cajabid [m.f.dh]
eeg cajab².
carjabid [m.f.dh]
eeg carjab². ld carjab¹ (2).
catajabid [m.dh]
ld cashatebid.
dhabarjabid [m.f.dh]
eeg dhabarjab². ld dhabarjab¹ (3).
hanjabid [m.f.dh]
eeg hanjab. ld hanjabaad, hanjabo, hanjamaad, hanjamid, hanja-mo.
himmadjabid [m.dh]
ld himmajabid.
himmajabid [m.f.dh]
eeg himmajab². ld himmadjabid.
jabniin [m.l]
1. Wax is haystey oo kalajab ku dhecay. 2. Meesha nabarka wax jebshey ku dhacay. 3. ld jabid.
jab [m.l] (-bab, m.l)
1. Wax qaybsamay ama burburay in ka mid ah. 2. Lafaha, qoryaha iwm kala go' ama dillaac ku dhaca. 3. Fal natiijo xumi ka soo baxdo.
jab [m.l] (-bab, m.l)
(daaw.) Jab lafeed oo dhammeystiran ama bacran ah.
jab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Wax dillaacid ama kala go'id. 2. Col iwm guuldarro la kulmid. 3. Geed, dhismo iwm dumid. 4. Badeeco qiimeheeda hoos u dhicid.