jacjac
(m.l)Dildillaac yaryar oo maqaarka kore ee dadku yeesho qabow iwm awgood.
jacjac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)Dildilaac yaryar yeelasho qabow iwm awgood (maqaar dad).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jacjac ↴
jacjacid [m.f.dh]
eeg jacjac².
jacjacle [m.l]
1. (bot.) Geed-gaab laan laan u baxa, qodax lahayn, udgoon, weelasha lagu cusho oo arigu daaqo. 2. (daaw.) Jirro dadka madaxa ka bararisa.
jacjaclee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Shanqar yar oo isku xigta samayn.
jacjacleyn [m.f.dh]
eeg jacjaclee. ld jac-jacleys.
jacjacleys [m.l]
ld jacjacleyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg