jadboo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)ld jidboo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jadboo ↴
jidboo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
(dii.) Jidbo dareemid. ld jadboo, jalboo, jibboo, jilboo.
jidbood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg jidboo. ld jadbood, jalbood, jibbood, jilbood.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg