jahaysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)Nafley qiblada u jeedin. ld jihaysii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jahaysii ↴
jahaysiin [m.f.dh]
eeg jahaysii. ld jihaysiin.
jihaysii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld jahaysii.
jihaysiin [m.dh]
ld jahaysiin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg