jalaqsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Qof xubno dabacsan oo qurxoon ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalaqsan ↴
jalaqsanaan [m.f.dh]
eeg jalaqsan. ld jalaqsanaansho.
jalaqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jalaqsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg