jalawsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Miro digir, loos iwm wax qallalay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalawsan ↴
jalawsanaan [m.f.dh]
eeg jalawsan. ld jalawsanaansho.
jalawsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld jalawsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg