jaraf
(m.l)

1. Gabar yar oo dhawaan la gudey timaha u soo baxa. 2. Haruubka, dhiisha iwm salkooda hoose.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaraf

majarafad [m.dh] (-do, m.l)
Qalab ka kooban bir af ballaaran iyo daab dheer oo qori ah oo sida badan loo adeegsado ciid qaadidda ama qufidda; badiil.

jar [m.l]
1. Ariga intiisa cayillan ee laga ganacsado. 2. Roobka j. ah: roobka ugu horreeya guga. 3. (-rar, m.l) Qarka gawgiisa.

jar [m.dh]
Ciyaar fadhiga lagu dheelo sida shaxda iwm. ld jare (3).

jar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax goyn. 2. Ciyaar turub haad la degey midkii lagu booleeyey ku qabasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg