jaran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)

Wax la jaray noqosho.

jaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax la jaray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaran

ajaran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay: -rmi)
Cid, wax ku qatalmid.

ajaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Cid wax ku qataltay ahaansho.

jaranjar [m.dh]
ld jaranjaro.

jaranjaro [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Dhagxaan shamiintaysan, kala hooseeya oo aqallada lagu fuulo ama looga soo dego. 2. Laba tiir oo cagasaarro badani isu hayaan oo dhismayaasha lagu fuulo ama looga soo dego. ld jaranjar.

jarjaran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay)
Wax mid ahaa oo qaybo loo googooyay noqosho.

jarjaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax mid ahaa oo qaybo loo googooyay ahaansho.

jarmid [m.f.dh]
eeg jaran¹.

jarnaan [m.f.dh]
eeg jaran². ld jarnaansho.

jar [m.l]
1. Ariga intiisa cayillan ee laga ganacsado. 2. Roobka j. ah: roobka ugu horreeya guga. 3. (-rar, m.l) Qarka gawgiisa.

jar [m.dh]
Ciyaar fadhiga lagu dheelo sida shaxda iwm. ld jare (3).

jar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax goyn. 2. Ciyaar turub haad la degey midkii lagu booleeyey ku qabasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg