jibaalee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -leysay)

Dhul dhowr jibaal u qaybin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jibaalee

jibaaleyn [m.f.dh]
eeg jibaalee. ld jibaaleys.

jibaal [m.l]
1. (-llo, m.dh) Cabbir dhul beereed 25 tallaabo oo labajibbaaran ah. 2. Ded dhismo dhagax ah korka laga saaro.

jibaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Dhismo dhagax ah ded kor ka saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg