jiriiricaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Wax jiriirico hayso ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jiriiricaysan ↴
jiriiricaysnaan [m.f.dh]
eeg jiriiricaysan. ld jiriiricaysnaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg