jusur
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-rro, m.dh)Kuul yaryar, madmadow oo barbaarku qoorta ku xirto si uu ugu xarragoodo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jusur ↴
jus [m.l] (-sas, m.l)
1. Soddonka qaybood oo kitaabka Quraanku u qaybsamo midkood. 2. Kitaab weyn oo dhawr qaybood loo kala daabacay midkood.
jus [m.dh]
War yar oo xogtiisu gaabantahay ama aysan dhammayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg