juuq
(m.dh)1. Hadal yar oo kooban. 2. J. ha dhihin: ha hadlin.
juuq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)Hadal yar oo kooban ku tiraabid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh juuq ↴
juuqi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Neef xoolo ah sabaalin.
juuqid [m.f.dh]
eeg juuq².
juuqin [m.f.dh]
eeg juuqi. ld juuqis.
juuqis [m.l]
ld juuqin.
juuqjuuq [m.l]
1. Hadal cilaaq ah oo dad dhex mara. 2. ld juuqjuuqid.
juuqjuuq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Cid la cilaaqtamid.
juuqjuuqid [m.f.dh]
eeg juuqjuuq². ld juuqjuuq¹ (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg