kala-rog
(m.l) (-gyo, m.dh)

(juqr.) Xariiq xuduudeed kacsan oo kala soocda durdurrada waaweyn kuwaasoo laag u ah saxan webiyo kalageddisan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kala-rog

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg