kalaan
(m.l)Hadal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalaan ↴
jarjar [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Lacag inta ka samaysan bir, maar, macdan iwm oo sarrifka ah. 2. Dad aan isku dhalasho ahayn oo la isu keenay. 3. Kalaankal.
kalaankal [m.l]
Hilib cadad yar yar laga dhigo oo la kariyo.
kala [qr.fk]
1. Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid. Tus. “Way kala tegeen. Kalluunka yaa kala yaqaan?”. 2. Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho. Tus. “Way kala fiicanyihiin”.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg