kalabbaran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay)Weel wax bar ah noqosho.
kalabbaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax laba meelood loo qaybshay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalabbaran ↴
kalabbarmid [m.f.dh]
eeg kalabbaran¹.
kalabbarnaan [m.f.dh]
eeg kalabbaran². ld kalabbarnaansho.
kalabbar [m.l]
1. Laba meelood meel dhex dhexaad u ah. 2. Laba qeybood oo isle'eg wax loo qeybiyey qeybtood. 3. Wax muggiisii bar ku jiro.
kalabbar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Labo meelood oo isle'eg u qaybin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg