kalabbarid
(m.f.dh)

eeg kalabbar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalabbarid ↴

kalabbar [m.l]
1. Laba meelood meel dhex dhexaad u ah. 2. Laba qeybood oo isle'eg wax loo qeybiyey qeybtood. 3. Wax muggiisii bar ku jiro.

kalabbar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Labo meelood oo isle'eg u qaybin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg