kalabbayr
(m.l) (-ro, m.dh)

Meel laba dhabbe ama xarriiqood isku weydaartaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalabbayr

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg