kalabbixiye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

(c.nafl.) Noole ka hela tamarta burburka kiimikeed ee noolayaal dhintay ama qashinka dhirta. Tusaale ahaan: dirxi dhuleed, fangiga iyo bakteeriya fara badan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalabbixiye

kalabbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax isku jirey kala saarid. 2. Badar shiidan budo iyo jariir u kala saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg