kalabbood
(m.l)Khilaaf; ismaandhaaf.
kalabbood
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)1. Figrad, dood iwm isku khilaafid. 2. Bur iyo biyo u kala bixid (caano)
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalabbood ↴
kalabboodid [m.f.dh]
eeg kalabbood².
kalabboodsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax kalabbooday ahaansho.
kalabboodsanaan [m.f.dh]
eeg kalabboodsan. ld kalaboodsanaansho.
kalabboodsanaansho [m.l]
ld kalabood-sanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg