kalaggoys
(m.l) (-syo, m.dh)1. Labo xubnood oo lafo leh meesha ay iska haystaan; laabato. 2. Laba waddo meel ay iska gooyaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalaggoys ↴
murguco [m.dh]
Lafaha kalaggoysyada. ld murgoco, murkuco¹.
xubin [m.dh] (-bno, m.l)
1. Qaybaha oogada nafleyda middiiba, siiba inta laba kalaggoys u dhexaysa ama isku cad ah. 2. Dadka maamul ama urur ka koobanyahay, midkiiba.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg