kalagguurid
(m.f.dh)

eeg kalagguur³. ld kalagguuris.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalagguurid

kalagguur [m.l]
1. Labo reer kala guurid-dooda 2. K. ah: isbeddelka xilliyada, marxaladaha iwm.

kalagguur [m.l]
1. (daaw.) Cudur caruurta ku dhaca oo madax weyneeya. 2. (baay.) Heerka saddexaad ee qaybsanka unugga.

kalagguur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Laba reerood ama qof oo wada degganaa midba dhan u guurid. 2. Xilli isbeddelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg