kalaqaadid
(m.f.dh)eeg kalaqaad². ld kalaqaad¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalaqaadid ↴
afkalaqaadid [m.dh]
1. Afkalaqaad. 2. Afka oo la kala qaado; hadlid.
kalaqaad [m.l]
1. Bushimo, baalasha, indha-ha, iwm oo isku dhegganaa oo la kala fogeeyo. 2. ld kalaqaadid.
kalaqaad [m.l]
1. Bushimo, baalasha, indha-ha, iwm oo isku dhegganaa oo la kala fogeeyo. 2. ld kalaqaadid.
kalaqaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Wax isku jirey kala soocid. 2. Af, indho iwm kala furid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg