kalasarree
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-reeyay, -reysay)1. Wax, wax kale korkiisa saaran ahaansho. 2. Qof, qof kale ka derejo sarreeya, ahaansho. 3. Waxaan isku dherer ahayn ahaansho (dhul).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalasarree ↴
kalasarreyn [m.f.dh]
eeg kalasarree. ld kalasarreys.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg