kalasooc
(m.l)

1. Wax kala jaad ah oo isku darsan oo intii is lehba gooni loo saaro. 2. ld kalasoocid¹.

kalasooc
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday)

Wax kala jaad ah oo isku darsan intii is lehba gooni u saarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalasooc

kalasoocan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay; -cmi)
Wax isku jaad ahaa oo la kalasaarey noqosho.

kalasoocan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
Wax la kalasaaray ama la kala gooyay ahaansho.

kalasoocid [m.f.dh]
eeg kalasooc². ld kalasooc¹ (2).

kalasoocid [m.dh]
(baay.) Habaynta noolayaasha iyada oo loo kala qaybinayo kooxo taxane ah, laguna salaynayo fisiyoolajigooda, anatamigooda, bayokiimiko ahaan ama xidhiidho kale oo ka dhexeeya.

kalasoocmid [m.f.dh]
eeg kalasoocan¹.

kalasoocnaan [m.f.dh]
eeg kalasoocan². ld kalasoocnaansho.

kalasoocnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kalasoocnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg