kallah
(m.l)Ka tegidda aroor hore, meel laga tago; jarmaad. ld kallahaad, kallaho.
kallah
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-hay, -hday)Aroorta hore meel ka tegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kallah ↴
kallahaad [m.dh]
ld kallah¹.
kallahid [m.f.dh]
eeg kallah². ld kallihid.
kallaho [m.dh]
ld kallah¹.
kallahsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax aroor hore soconaya ahaansho.
kallahsanaan [m.f.dh]
eeg kallahsan. ld kallahsanaansho.
kallahsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kallahsanaan.
kallihid [m.dh]
ld kallahid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg