kalnugul
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-glaa, -glayd)

1. Wax niyad debecsan oo raxmad badan ahaansho. 2. Wax cabsi badan ahaansho (qof). 3. Wax adkaysi yar ahaansho (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalnugul

kalnuglaan [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg kalnugul. ld kalnuglaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg