kalshiyam-side
(m.l) (-dayaal, m.l/dh)

(jool.) K. ah: wax uu ku jiro saami weyn oo kaalshiyam kaarboonayt ah; badanaa, waxaa lagu istcmalaa dhadhaabaha iyo ciidda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kalshiyam-side

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg