kaltan
(m.l) (-nno, m.dh)Miileysiga hawl qabashadeed la miileysto; moogtan.
kaltan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Hawl iwm. qabashadeeda miilaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kaltan ↴
gaaf [m.l] (-faf, m.l)
1. Xaflad loo sameeyo labada is aroosay maalinta ay toddoba baxayaan. 2. Dhisme ku meelgaar ah. 3. Kaltan. 4. Dad shir u fadhiya looga arrinsanayo xaajo waxku'ool ah. 5. Hareer. 6. Dibad. 7. Meesha gorayada ku dhasho. 8. Midab geelu yeesho oo madow xigeen ah.
gaafeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Wax kaltan ku qaybsasho.
gaafo [m.l]
1. Waqti dheer. 2. Miileysi; kaltan. miileysi, kaltan
gaafootan [m.l]
1. Kaltan. 2. ld gaafootamid. kaltan, gaafootamid
ugaxlay [m.dh]
(c.nafl.) Xubinta taranka ee ugu muhiimsan xagga dheddigga oo soo saarta unug-ukumeed iyo hormoonnada istroojinka kaltan toosan kaddib markii ay ku dhacaan hormoonnada goonadotroofiin loo yaqaan oo laga siidaayo qoqobka hore ee qanjirdhiiqa bitiwitariga waxa jira laba ugxeeye oo ku yaal qaybta hoose ee uurkujirtada, labada dhinac ee ilmosidaha.
kaltamid [m.f.dh]
eeg kaltan².
meerto [m.dh] (-ooyin, ml.)
1. Si wareegto ah oo wax loo qaybsado; kaltan; miilo. 2. Meermeerto; mid². 3. M. ah: geel karreeb ah. 4. Marti muddo gaaban joogto.
mitami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Si siman u kaltan siin (wax). ld miltami.