kamiin
(m.dh)1. Cabbid horaadda xoolo ooman. 2. Rabitaan saa'id ah oo cunto iyo cabbitaan loo qabo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kamiin ↴
kamiinasho [m.f.dh]
eeg kamiino.
kamiinjebi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Neef ooman biyo ku qaboobid.
kamiinjebin [m.f.dh]
eeg kamiinjebi. ld kamiinjebis.
kamiinjebis [m.l]
ld kamiinjebin.
kamiino [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ntay, -natay)
Neef aad u ooman biya cabid.
rakaad [m.dh]
Xoolo biyo cabbiddooda ka kamiin jabay marka labaad ee ay ku laabtaan. ld rakaadid.
rakaado [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-aatay, -aadatay)
Xoolo biyo ka kamiin jabiyey mar labaad cabbid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg