kanguuro
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

(c. nafl.) Naasley lugaha dambe ku socota, uurka ku leh kiish ay ilmaha ku qaadato, oo ku nool Ustaraaliya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kanguuro

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg