karaaris
(m.l)ld karaarin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karaaris ↴
karaarin [m.f.dh]
eeg karaari. ld karaaris.
karaar [m.l]
1. Cayil; buurran. 2. Xowliga wax leeyihiin. 3. Buux; badasho.
karaar [m.l]
(fiis.) Summad: a. Dhakhsaha korodhka xawaaraha iyo keynaanka. Waxaa lagu cabbiraa mitir halkii seken ee laba jibbaaran (m/s2).
karaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Cayilid. 2. Badasho; buuxid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg