karood
(m.l)1. Cudur si degdeg ah wax u dila; habaar. 2. Dhul taag ah, dhagax leh oo dhirtu ku yartahay. 3. ld baroodid.
karood
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)1. Cudur nafley degdeg u dilid. 2. ld barood².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karood ↴
baroodid [m.f.dh]
eeg barood². ld barood¹ (1), karood¹, karoodid.
karoodid [m.dh]
ld baroodid.
karo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-oday, -otay)
Maro, darbaal iwm oo meeli ka daloosho karin saarasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg