karrays
(m.dh) (-so, m.l)Luqunta iyo feeraha lafta u dhexeysa, garbahana kala reebta.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh karrays ↴
garab [m.l] (-rbo, m.dh)
1. Lafta isu haysa karraysta, sararta iyo gacanta. 2. Baalka shimbiraha. 3. Kaalmo af iyo addin leh. 4. Daruura is haysta oo da'aysa.
karraysad [m.l]
ld karraysasho.
karraysi [m.l]
ld karraysasho.
karrayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Meel dhibaato leh meel ka fiican ka doorsasho. 2. Jirro ka bogsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg